Dagaal ka dhacay duleedka Kismaayo iyo faahfaahino ka soo baxaya

Dagaal geystay khasaaro kala duwan ayaa ka dhacay saaka wadada xiriirisa Magaalada Kismaayo iyo degaanka Cabdalla Biroole, kaasoo dhexmaray Ciidamada Daraawiishta  Jubbaland iyo Al-Shabaab. Sida ay wararku nagu soo gaarayaan dagaalka ayaa yimid kadib markii Ciidamada Jubbaland oo howlgal amni ka waday wadada u dhaxeysa degaanka  Cabdalla Biroole iyo magaalada Kismaayo ay weerar kala kulmeen … Continue reading Dagaal ka dhacay duleedka Kismaayo iyo faahfaahino ka soo baxaya